1. Cabdiraxman Adan Maxamuud iyo
Xaaskiisa
2. Mukhtaar Xasan Maydhane
3. Maxamed Sh. Daahir Geele iyo Xaaskiisa
4. Ridwaan Maxamed Cismaan
5. Mahdi Cumar Sheekh iyo Xaaskisa
6. Cabdikarim Nuur Cawaale
7. Cabdicasiis Maxamuud Jaamac
8. Cabdiraxman Maxamuud Faahiye
9. Mahdi Cabdiraxman Hufane iyo Xaaskiisa
Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Ehelka iyo
qaraabada uu ka baxay Allah ha u Naxariistee Marxuum
Maxamed Cabdilaahi Cali Dixood oo ku geeriyooday
Magaalada Borama Axad, 04/05/08. Tacsi gaar ah waxa
aan gaadhsiinaynaa Axmed Maxamed Cabdilaahi "Ciraaqi"
oo aan ka tacsiyadaynayno geerida ku timi Aabo
Maxamed Cabdilaahi. Marxuumka waxaan Eebe weyne uga
baryaynaa inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo, Ehelka
iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin,
Aamiin.