Waxaanu si buuxda u taageeraynaa
Go’aamada dhexdhexaadinta ah ee uu soo bandhigay
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Cabdirhman
M.Cabdillahi “ Cirro’.Gudoomiye Ciro, oo lagu
yaqaano deganaansho, dibloomaasinmo, iyo wadaninimo,
wuxuu ka badbaadshay Somaliland marxalad adag ,
waxaanu kasoo qabtay af-libaax.
Waxaanu ku boorinayna xisbiyadda, xukuumadda, iyo
dhamaan bulshada Somaliland, meel kasta oo ay
joogaanba, inay taageeraan “Go’aamada Badbaadada
Qaranka” ee Gudoomiye “CIRO.
Waa bilaahi towfeeq.
Jaaliyadda Somaliland ee Dalka Emaaraadka Carabta”
UAE”
1.Cali Ibraahim
2. Farah M .Cabdi
3.Yusuf Ibrahim
4.Sheikh Bile Aw Yussuf.
5.Xaaji Cabdi Raygal
6.Muj.Mohamed Yusuf Xaad” Sanjeex”
7.Dr.Osmaan Ahmed Deria
8.Eng. Cali Ahmed Kaahin
9.Ganacsade Daahir Faarax
10. Muuse Hersi
11. Abdi Abokor Odowaa.
12. Ibrahim Hassan Bulaale
13.kaizi Ibrahim Yusuf
14.Axmed Cabdi kidifaar.
15.Cabdi Jaamac “ Warmooge’
16. Axmed Haybe.
Ali Jama
caateye2006@yahoo.com