Friday, 17 August 2018 18:51

Tacsi Waxaa Maanta Magaalada Borama Ku Geeriyootay Xaawo Aw Muhumed Aw Yussuf Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Tacsi UDiray Qaraabadii Iyo Eheladii Ay Ka Baxday Marxuumadu

17/08/2018(BNN) AUN waxa maanta Magaaladda Borame Ku Geeriyootey Marxuuma (Hajja Hawo Aw Muhumed Aw Yussuf)....Waxaan Tacsi Tiiraanyo U direynaa Dhamaan Reer Nuur Kooshin oo kala jooga Dalalka Sacuudi Arabia,Somaliya,Uk,Turkey USA iyo Daafaha Addunka Waxaan leenahay Sami iyo iimaan Eebbe weyne ha inaga siiyo Hooyo Hajja Hawo... ..... .... waxana Tacsidan Diraya.

1.Cheif. Caaqil.Abdi.Ahmed Cige iyo Xaaskiisa

2. Aden Barkhadle Ibrahim (Aden-Cadde). Iyo Xaaskiisa Hajja Muxubo A .Sheekeeye iyo Caruurteeda..

3.Abibaker Hussein Mead (Shiine-Dheere).iyo xaaskiisa.

4.Mohammed Mixile Boqore iyo Xaaskiisa . .......

5.Ibrahim Aw Cali Aden iyo xaaskiisa.

6.Habiba A Sheekeeye iyo caruurteedda .............. Iyo Dhamaan Reer ibrahim Faahiye Galmaadey........waxayna leeyahiin. Samir iyo Iimaan Eebbe ha inaga siiyo Inaa Lilaahi wa Innaa Ilaahi Raajicuun. Aamiin

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree