Saturday, 25 August 2018 15:02

Tacsi:- Reer Axmed Warsame Oo Dhabaal Tacsi Ah U Diray Reer Muuse Hufane Oo Ay Hooyadood Sahra Yuusuf Kaahin Ku Geeriyootay Borama

25/08/2018(BNN)  TACSI  Anigoo ah Cabdikariim Axmed Warsame kunna hadlaya magaca reer Axmed Warsame oo dhan, waxan anigoo ka tiiraanyeysan dhambaal tacsi ah u dirayaa dhammaan reer Muuse Hufane oo ay hooyadood Sahra Yuusuf Kaahin xalay ku geeriyootay magaalada Boorama.

Waxan marxuumadda Allah swt uga baryeynaa in uu kitaabkeeda gacanta midig uga dhiibo, jannadiisa fardawsana uu hoy uga dhigo. Aamiin.
Qoyska, ehelka iyo asxaabtana Allah samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aamiin... Aamiin.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree