Friday, 28 September 2018 19:49

Hooyo waxa la lahaa Faysal Cali Waraabe baa helay handarabka furihiisi.

fcw
 
Hooyo waxa la laha Faysal baa helay handarabka furihisi.
Hooyo waxa la laha dawladu wa mid gulwadayashu ku badan yihin.
Hooyo waxa la laha dawladan leh hora lo soconaya dib bay u socota.
Hooyo waxa la laha sixir bararki ayaa ka sii daray.
Hooyo waxa la laha meel kasta beeran ka abuurayna.
Hooyo waxa la laha ceelal fara badan ayanu qodayna.
Hooyo wxa la laha amaanki aya faraha ka sii baxaya.
Hooyo wxa la laha ictiraaf la waa.
Hooyo waxa la laha casimadi hargeysa qashin aya meel walba buuxiyay.
Hooyo waxa la laha danti guud aya la boobaya.
Hooyo waxa la laha DPW degedna dhisi mayso.
Hooyo waxa la laha tan DPW wa qalin shubato.
Hooyo waxa la laha madaweynha ha loogu dharto inu dalka madaxweyne u yahay.
Hooyo waxa la laha kan kumishinka ha la bedelo.
Hooyo wxa la laha xisbiyadu si siman oo min laba ah haw qaybsadan komishinka.
Hooyo waxa la laha kuwan barlamanku wa fadlan lacag ku shubo.
Hooyo wxa la laha guurtidu wa dhaxal.
Hooyo waxa la laha kuwan wasiradu wa south african.
Hooyo waxa la laha Ucud iyo Kulmiye wa iski hal xisbi.
Hooyo wxa la laha madaxweynihi meeyay.
Hooyo wxa la laha madaxweynihi wu haftay.
Hooyo wxa la laha dalki wuxu noqday dilaal iyo malal.
Hooyo hooyo idin kala garan mayne guulaysta
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree