Monday, 12 November 2018 21:22

Awooda Kuraasta Beesha Madaxwayne Muuse Biixi

Markii Ugu Horeysay Taariikh-da Somaliland waxaa isku hal beel noqdey masuulyiin sar sare oo xilal ka haya xukuumada  talada dalka haysa , sidoo kale-na ay isku hal beel noqdaan madaxweynaha iyo wasiirka maaliyadu  .

Xukuumadan uu madaxweyne Muuse Biixi madaxweynaha ka noqdey waxaa isku beel kaliyaata noqdey masuulyiintii ugu  badneyd uguna miisaanka cusleyd , kuwaas oo ku magacaaban digreetada madaxweyne Biixi iyo Digreeda madaxweynihii ka horeeyey oo aanu xilka ka qaadin , waxaana  masuulyiintaas ka mid ah

Madaxweynaha Somaliland

Wasiirka Maaliyada Somaliland

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland

Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland

Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Wasiirka Gadiidka Somaliland

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka

Garyaqaanka Guud Ee Dalka

Hanti Dhawraha Guud ee Somaliland

Mareeyaha Dekada Berbera

Maamulaha Madaarka Iyo Duulista Iyo hawada

Agaasimaha Madaxtooyada.

Maamulaha Kastamyada Dalka

Muuse Biixi

Madaxwaynaha Somaliland

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree