Wednesday, 16 January 2019 08:00

TACSI: Anigoo ah Cabdulkariim Axmed Warsame oo ku hadlaya magaceyga, magaca xisbiga Kulmiye laantiisa Sweden Waxan Tacsi Marxuum CISMAAN ABSHIR CABDALLE

marxuun

Anigoo ah Cabdulkariim Axmed Warsame oo ku hadlaya magaceyga, magaca xisbiga Kulmiye laantiisa Sweden waxan tacsi murugo leh i dirayaa qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan reer Somalilandba geeridii ku timi marxuum CISMAAN ABSHIR CABDALLE oo ku geeriyooday magaalada Djibouti saaka 15.01.2019.

Waxan marxuumka Allaha swt uga baryayaa in uu jannadiisa Fardawsa hoy uga yeelo.

Marxuumku wuxu ahaa odey aad u qiimo badan, akhlaaq iyo cibaado badan, miisaan culusna nagu lahaa haddaan nahay reer Sweden. Guud ahaan Somaliland-na sharaf iyo maamuus ku lahaa.

Allaha samir iyo iimaan innaga siiyo dhammaanteen. Aamiin

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree