Wednesday, 30 January 2019 16:13

Tacsi: Hawlwadeenada Boramanews waxay Tacsi u Dirayaan Qoyska Marxuum Maxamad Cismaan Yusuf (Munye) Oo Geeriyooday..

Tacsi" Dhamaan hawlwaneenada Boramanews waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo ehelada marxuum Maxamed Cismaan Yusuf (Munye) oo ku geeriyooday Hargeysa isla markaana Borama lagu aasay maanta.Marxuumka ayaa si wayn looga yaqaanay Deegaanada galbeedka waxaana uu ahaa shaqsi wanaagsan oo ixtiraam badan waxaana ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay samir iyo iimaan kasiiyo qoyskii isagana janada ku abaalmariyo

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree