Friday, 01 February 2019 19:14

OGAYSIIS OGAYSIIS Dalad Ay Ku Midoobeen Jaaliyada Gobolada Galbeedka Ee Ku Nool Dalalka Qurbaha Lana Magac Baxday ISKAASHI

OGAYSIIS


Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 01.02.2019   lagu dhawaaqay dalad ay ku midoobeen jaaliyadaha galbeedka ee qurabaha dagan, gaar ahaan Yurub iyo waqooyiga Ameerika. Dalladan oo la magac baxday ISKAASHI. iskaashi ujeedadeedu waxay tahay in la mideeyo cududa, maalka iyo maskaxda dadka Ka soo jeeda gobolada galbeedka, si loo daboolo baahiya ka jirra  guud ahaan deegaankaas.                       


FG: Haddii aad doonayso ka mid noqoshada ama inaad Oggaato Qorshayaasha  iyo arrin walba oo ku saabsan kala Xariir hogaanka Sare ee  Ururka:

Kalaxidhiid


ISKAASHI https://www.facebook.com/ururka.iskaash
E-mail: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
U.k 01/02/2018

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree