Tuesday, 05 March 2019 17:56

Tacsi Tiiraanyo Leh Allaah Ha Naxariistee Waxaa Dalka Swedan Ku Geeriyootay Marxuumo Hajiyo Cadar Hasan Buuni

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhu Raajucuu.

Tacsi Tiiraanyo Leh.


Dhamaan
1.Siraad Omar Dubad.

2.Muse Barkhad Qayaad.

3.Safiya Omar Dubad.

4.Cige Osman Kaamil.

5.Faysal Adan Meecaad.

6.Hussein Ahmed Cige.

7.Abdirasaaq Dagane.

8.Qamar Omar Dubad.

Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaa Dhamaan Qoskii iyo Qaraabadii
Ay ka baxday
Marxuumo
Hajiyo Cadar Hasan Buni
Oo 05.02.19 ku Geeriyootay Dalka Sweden
Marxuumada ayaa jirtay 80 sano.
Waxaan Ilaah uga baryaynaa in uu Janatal Farduusa ka Waraabiyo.

Aamin Aamin Aamin.

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree