borama 250x250

Monday, 09 April 2018 05:52

BEERAHOO LA FASHO, XOLOHOO LA BAXNAANSHO, IYO KALUUNKII BADAHEENA WAA BARWAAQO ADUUN.

SOMALILAND WAXAY KU BAAHI BIX KARTAA WAA, Wakhtigan guga oo aan ku dareerno beer falasho sida galayeda, hadhuudhkii cilmi jaamac, heeda, sareenka, xabxabka, iyo khudaar wixii suuragal ah sida tamaadhada, liiga iyo faasuuliyaha .
xoolaha oo aan dayactirno sida adhiga , looda geela iyo duur joogta.
badeena dihin oon kala soo baxno kaluunka ama malayga qofba siduu u yaqaan oo iskugu jira kun nooc oo geli kara cuno iyo ganacsi.dhalinta wax baratay yeyna magaalooyinka iyo tahriib ku fikirin ee ha ku fikiraan in aanu dalkeenaa maanta ADUUNKU RABO IN UU BOOBO aad tustaan in iyagu oo dhalinyaro u badan  elaashadaan dalkooda iyo khayraadkiisa oo aad idinku bulashada u hor kacdaan samaysaan is kaashi wax soo saar ESTABLISHMENT, COMPANYS, AND JOINT COMPANYS.ISKAASHATO BULSHO.Umadwalba bulshadeedaa hore u marisa siiba inta dayarta wax baratay.ninaan hays odhan cidkale wax ha ii qabato laakiin aduu dadaal muuji dal iyo dadba waan hayenaa.DHAMAAN DHALINTA SOMALILAND WAXAN KU WAA NIINAYAA FADHIGA KA KACA OO DALKA WAX KALA SOO BAXA.GUUL IYO GOBANIMO SOMALILAND DAL IYO DADBA.
XAQ U DIRIR 
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree