^^^XOGTA-DAHSOON^^^

Tuesday, 06 December 2016 15:22

KUMUU AHAA PROF: MAXAMED CABDI BADE XISAABIYIHII HORE EE QARANKA SOMALILAND MAXAASE LAGU XASUUSAN DOONA

hadii uu jiro qof shaqo wanaaga ku suntan oo somaray .maamulka .siiranyo .waxaa uu ah oo isagu

oo ahaa aqoon yahayn maxamed cabdi bade ikhtiiracay, hindisay, dhisay ama sameeyay shay

cusub,oo ahaa in hantida qaranka tahay wax dalka iyo dadka waxa u tari kara hadii ay siduu

xisaabta ku soo saro sanadkii

waxaa, uu ahaa qofkii soo bandhigay ama se jaan gooyey in ciidanka iyo macaliimnta dhaqaalaha

wadanku ku filan yahay markuu xisaabyey dhaqaalaha sanad laha ee somalind waxanu isaga oo

garaad iyo maskax aqooneed kaashanaya.hubaalka dhigay kor u kaca dhaqaale wax lagu

xisbaabtamo miisaniyada ay wasiirad maaliyada ee soomaray intii uu ah xisaabiyahay

qaranka....soo bandhigayeen xisaabaha hufan ee shaqada xisaabeed iyo aqoontu ka muuqatay

waxaana la xsuustaa wasiirad maaliyada marwo sam sam cabdi aadan markay odhan jirtay

xisaabiyaha guud ayaa hawl qabatey, waxna hagaajiyey, isaa wax fuliyey, oo daar dhisay,

Aqoonyahan badde wuxuu meesha ka saaray rajo xumadii dubaaqayagga gil gishay ee ahayd

xafiiskii xisaabaadka guud ayaa cabanaya dhaqaalaha ayaa dagila oo is daboolila

siood kale waxaa lagu xasuusan doona waqtigii abaaraha g.awdal sidii uu ugu hagar baxay isaga oo

markasta ku dhiiranaa inuu u dam qadam qado dadkiisa u yahay dhaqaalaha u dhawre maamul

ogsoonana sida uu yahay masuul umada iyo dalkana u shaqayna aqoon yahayn bade waxaa lagu

xasuusan doona ilaalinta dhaqalaha iyo dhawrista hantida umada uu xisaabiyahaya uu ahaa

sidoo kale waa shaqsi u ah beesha uu ka soo jeedo siyaasi ay yar iyo weynab mahadiyeen tixgalin

iyo qadarin ay u hayaan waxaan taa cadayn u ah sida uu uga dhexe muuqdo siyaasad beeshiisa iyo

tan gobolka awdalba marka laga shidaal qaato arimihii uu xisbiga kulmiye iga galay gobolka awdal

iyo deeganka dila xiligii doorashadii golaha deeganka 5sano jirsaday isaga oo ah shaqsi siweyn ugu

xidhan suldaanka iyo dhalinta uu siyaasiga u yahay mudane prof: maxamed cabdi bade

waxaa kale oo xasuus mudan inuu muuse biixi ilaa imika taniyo markii uu musharaxa noqday uu

siweyn ugu xidhnaa prof:maxamed cabdi bade oo ah siyaasi ka tirsan xisbiga kulmiye ee muuse

musharax u yahay madaxweyne u yahay

sidaa ilaa imika la ogyahay prof;maxamed cabdi bade waa xisbiga kulmiye oo buyuura iyada oo ay

ku xidhan tahay qabka kulmiye uga faa iidaysto oday siyaasi nimadiisa oo anfici doonta muuse

biixi haduu pror:maxamed cabdi bade gacan haystaan cod iyo guulna usoo hoydoona marka

doorashadu bilaaban to

Aqoonyahan badde mudadii uu xilka uu qabtay wuxuu ku talaabsaddey guulo waa wayn oo ay ka

mid ahaayeen.

Babiinta xigtaysigii ka jiray xafiiska qaran ka lagu xisaabiyo hantidiisa shakhsi nacaybka wanaagana

jecel, Shakhsi colaada neceb oo dagaalka nabadeeya, shakhsi ay ku wayn tahay soomaliland

nimadda, oo daacad u ah bulshadda uu Maamulka u hayo,sida ka muuqata dhaqankiisa aamuska iyo

asluubta odaynimo ee uu qaranka ku waday

Intuu Hormoodka Ka ahaa Xafiiska Xisabadka Qaranka Waxa Usoo Hoyatay Guulo Badan oo Runtii

taariikhdu Xusi doonto Lamana Soo Koobi Karo waxanna ka mid ahaa

(1) Hirgalinta iyo Yagleelida Daarta Wayn Ee Xudun Dhaxadka U ah Xafiisyada xisaabdka gobolada

dalka, Ee Hargaysa

(2) Hirgalinta daarta wayn ee wasaaarada maaliyada Gobolladda awdal iyo Gabiley

(3) si Loo helo hab xisaabeed dhamaystiran waxa uu xisaabiyaha guud (Training) iyo Aqoon

Korodhsi Usameeyay Agasimayasha Maamulka iyo lacagta ee wasaradaha Iyo Hayadaha madaxa

banaan ee dalka

(4) waxa kale oo xafiska xisabadka kusoo kordhay habka la iraa double entry system Oo sahlaya in

lala Jaan qaado Qaab xisaabedka caalamka si Hufan Oo cad (public financial management (PFM)

(5) waxa kale oo Uu Xisaabiyaha Guud Magacaabay Xisaabiyayaal idman Oo katirsan Xafiiska

Xisaabadka guud si Ay uga haqab tiraan Baahiyaha Maaliyadeed ee Wasaradaha Iyo Hayadaha uu

wakiilka ka yahay Xafiiska Xisaabadka guud si Ay uga haqab tiraan Baahiyaha Maaliyadeed ee

Wasaradaha Iyo Hayadaha uu wakiilka ka yahay

ila wadaag tixdan

nin dalkiisa hagi kara oo dadkiisa hanan kara

ninka dawlad dhisi kara ee dan guud ka talin kara

nin dastuurka sixi kara oo naftiisa diri kara

nin xisaab ku dari kara dadaalkiisa garan kara

ninka diinta fahmi kara ee iimaanku dabri karo yaa dalkiisa dhisi kara

dhismayaal dakayn kara oo deeqo bixin kara sida bade is diri kara damiirkusu wadi karo

sidoo kale waxaa marnaba aan la iloobidoonin markiii lacagta ginbaartii soomaliya laga badalayey

gobolada bariga ayaa sidii uu soo qiimeeyey intii aan la soo daabicin lacagtii lagaga badalaayey

burco lacagta isag oo mar kaliya soo wadada daabacay laga ay ma hadiyeen dadka reer togdheer

isaga oo uu igamada madaxweynaha somalilnd mudane siiranyo

hadii aan wax ka iftiimiyo hada shaqo ka fadhiisintiisa waxaa ay iska hor yimaadeen wasiirad

maaliya oo aan ku farxin qaabkii u lacagtii ciyaaraha lagu qabtay uu soo saaray ee sharfka iyo karamada ay ku heshy dawlada iyo wasiirad maaliyadu taasi oo intii marka ciyaaraha loogu tala

galay uun soo saaray halka qorshayaal kale lagu dhexe waday isaguna uu is hortaagay

maasuqa,waxa kale oo uu fikirkeeda lahaa dhismaha xarunta Xisaabaadka guud ee qaran iyo

xarumaha Maaliyadaha ee Boorame iyo Gabiley. Waxa uu hormuud ka ahaa Kulliyada maamulka iyo

maareynta ee Jaamacada Camuud,sidoo kale waxaa dhiinka ahaa kuliyad dhaqalaha jamacad

hargaysa waana macalinkii Jaamiciyiinta da’ada yar ee reer Somaliland ee imika Shaqeeya, waxa uu

baal-dahaba kaga qoran yahay taariikhda Somaliland, waana hantida uu qarankani leeyahay sinaba

lagu ilaabi doonin.

Waxaa xasuus mudan nuu yahay aqoon yahanku shaqsi

Halkee Laga Qaniinay Xisaabiye Badde? Shacabka reer Somaliland ayaa waxay aad isku

weydiinayaan Xilka qaadista Xisaabiyihi guud ee qaranka Prof. Maxamed Cabdi Badde,iyo sababta

keentay. Xisaabiye Badde waxa uu ahaa Prof. aqoon sare leh oo ku fiican xilka uu yahay qaranka u

hayay dadkuna ay aad ula dhaceen shaqadiisa,waxaanu ku caan-baxay daacadnimo, Xil-kasnimo

kartiyi ku dheehan tahay,muddadii uu xilka hayay wax khalad ah laguma helin,Waxaanay dadku is-

weydiinayaan sababta xilka looga qaadayo dadka shaqooyinkooda ku wanaagsan, isla markaana loo

deynayo kuwa ku fashil-may shaqadii loo igmaday.! Prof. Badde waxa uu in baddan ku tallo bixiyay,

sidii loo xakameyn lahaa sixir-bararka seetada goostay,oo farsamo ahaan ay tahay

takhasuskiisa,hasa-yeeshe aanu u gacan banaanayn xakameyntiisa, waxa uu markasta isku dayi-

jirey sidii dabar xakameeya loogu heli lahaa sixir bararka, la isuguna miisaami lahaa waxa ka

baxaya xukuumadda iyo waxa soo galayaa,ninkii qaranka sidaas ugu fikirayay ayaa waxay

bedelkiisu noqday in xilka laga qaado, waxaana is-noqon waayay wixii xukuumaddu doonaysay iyo

wixii shaqadu doonaysay… Xukuumadda taagta daran ee uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne

Axmed-Siilaanyo oo muddo xili-yeedkeedii dhamaaday ayaa waxay sii ciir-ciiritaana iyo indho

la’aana u jiidhaysa dad muhiim u ah qaranka. Prof. Badde muddadii uu xilka hayay waxa uu

saraakiisa ugu sareysa ee Maasaaniyada qaranka dejiya,isla markaana kor-u- qaaday 2011-kii ilaa

2016-kii,waxaanan ku tilmaami karnaa inuu yahay masuulka kaliya ee nidaamiyay Hab-

Xisaabeedka dalka oo aad u liitay,markii uu xilka qabtay.Waxaanu waafajiyay nidaam Xisaabeedka

Caalamiga ah ee ka caagan musuq-maasuqa,waxa kale oo uu fikirkeeda lahaa dhismaha xarunta

Xisaabaadka guud ee qaran iyo xarumaha Maaliyadaha ee Boorame iyo Gabiley. Waxa uu hormuud

ka ahaa Kulliyada maamulka iyo maareynta ee Jaamacada Camuud, waana macalinkii Jaamiciyiinta

da’ada yar ee reer Somaliland ee imika Shaqeeya, waxa uu baal-dahaba kaga qoran yahay taariikhda

Somaliland, waana hantida uu qarankani leeyahay sinaba lagu ilaabi doonin.

 

BY hoori ahmed hoori 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree