^^^XOGTA-DAHSOON^^^

Sunday, 25 December 2016 14:36

GUULAHA KULMIYE IYO GOOLKA WADANI

KULMIYE OO KU SUNTAN XISBUL XAAKIM MICANHEEDU YAHAY KII DALKA IYO DADKA CAYNAANKA U HAYEY WAAJIBAADKIISU AHAA DAADAHAYENTA DADKIISA IYO DALKIISA, XILKA UMADU U IGMATAY TAHAY DARYEELKA UMADA SOMALILAND MUCAARID IYO MUXAAFID, .

BEDELKEEDII WUXU KU GUULAYSTAY KALA SOOCA BULSHADA SOMALILAND  MIN CEERIGAABO ILAA SEYLAC OO UU U KALA SAARAY AB IYO ISIR  QOLO QOLO IYO QABIIL TAAS OO WASIIRADII QARANKA EE WASAARADAHA BULSHADU KU BOOTAYNAYAAN REER HEBEL IYO QABIIL FULAAN .  HALKA ABAARO IYO BARA KAC GURMAD U BAAHANI JIRO.

WAXAY KU GUULAYSDEEN IN AY HALDOORKA, SARAAKIISHA ,UGAASYADA WADANI JEELKA U TAXAABAAN.

WAXAY KU GUULAYSDEEN IN AY TILIPHOONO UGU HANJABAAN SARAAKIISHA WADANI IYAGOO KU TIRAABAYA KULMIYE MAXAA LAGAA SIIYAA .

WAXAY KU GUULAYSDEEN SIDII GEESHKII NACALA TULE IN AY SARAAKIISHA WADANI SUUQYADA

BADHTANKOODA KU WEERARAAN OO AY KU XAGXAGTAAN.

MAANTA WUXUU MARAYAA BEEN ABUUR XATAA SAXAAFADO AFSOMALI KU QORAN OY YIDHAAHDEEN KENYA QORTAY OO WADANI KU DHALIILA LEEYIHIIN.

DACAAYADAA RAKHIISKA AH WAXA BEENTEEDA CADAYNAYA.

1. RAIISALWASAARAHA CUMER CABDIRASHIID WAA MURASHAX MADAXWEYNE U TARTAMAYA

  BILIHII U DAMBEEYEY KU LOOLTAMAYA DOORASHADA MOGADISHO DEGANA MOGADISHO.

2.SOMALILAND WAXA U JOOGA NAIROBI DIPLOMASI IYO XAFIIS SOMALILAND OO U JOOGA HAWLAHAA IYO XIDHIIDHKA SOMALILAND IYO KENYA, JAALIYADA SHACABKA SOMALILAND.

3. DAWLADA KENYA OO AH DAWLADA MARTIDA LOO YAHAY OO MAAMULKA HAYSA ,

SIDII SAFAARADA IYO HAYADIHII AY LA KULMEEN MEDIA LOOGA SOO DAAYEY MAXAY KULAN HADUU JIRO U SOO DAYEN WAAYEEN. WAAR CILMIGA CAQLIGA IYO CASRIGA HA CEEBAYNINA OO HADAAD BEEN SHEEGAYSAAN TU U DHAW SHEEGA. DALKA IYO DADKA SOMALILAND EE KARAAMADA LE CAQLIGOODA HA CAAYINA.

WADANI WUXU XAQ U LEEYAHAY SAXAAFADII QORTAY IYO KUWII FAAFIYEY BEENTA QAAWAN IN AY SOO CADEEYAAN XAQOOGA INAY KA HADHAAN MAAHA. KULMIYE WAAKA XIDHA SAXAAFAD WAR YAR OO SHIKI LE KA QORTA KULMIYE.

WADANI GOOLKII SIYAASADA DIBADA WUU KU GUULAYSTAY .

DAMQASHADA ABAARAHA DADKIISA WUU KU GUULAYSTAY.

SAMIRKII AYUUBNA WUU KU GOOLAYSTAY, TII OO DADKIISII

LA XIDHYO LA DILAYO ,BEEN LALA DABA JIIGO HABEEN IYO M

AALINBA.

NIN SAMRAA SEDKII HELA WADANI DADKAAGA IYO DALKAAGA U TUDH

KULMIYE WUU TEGAYAAYE.

GUNAANDKII IYO GEBA GEBADII.

KULMIYE WAA ODAYGII INANKIISA KU YIDHI

. HOOYADAA DABEECADXUMO MA KU TAQAANAY

DADCUNNIMONA WAY KU DARSATAY.

KULMIYE MAAMULDUMISKIISII

BEEN ABUUR SAXAAFADEEDNA WUU KU DARSADAY.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree