Tuesday, 03 January 2017 02:58

Cabdirashiid Cansharaar Oo Habalyo Udiraya Mawlid Idiris Maydhane iyo Marwo Maxamad Nor Oo Meherkoogu Borama Ka Dhacay

Anigoo ah Abdirashid Nor Osman Cansharar, kuna hadlaya magaca reer Cansharaar meelkastooy joogaan 

           Waxan hanbalyo u diraynaa Mawlid Idiris Maydhane iyo Marwo Maxamad Nor Osman oo xaflad  Meherkoodu ka dhacay SAW Hotell  Borama .
           01.01.2017  oo ku beegnayd malintii Axada ee Sanadka cusub,waxaan idin leenahay noqda labadii
           Isku raagee ubad khayr qaba rabi ugu deeqo .   Aamiin Aamiin Aamiin Rabi haydin xafido
Abdirashid Cansharar
Oslo   Norway
We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree