Tuesday, 13 June 2017 15:26

TACSI Marxuum Xaaji Cabdirahman Cileeye Oo Ku Geeriyooday Boorama

Anagoo kala ah :

Xaajiyo Xasna Xasan .Cumar

Xaajiyo Qamar Cumar Dubad iyo carruurteeda

Siraad Cumar Dubad iyo caruurteeda.

Safiya Cumar Dubad  iyo caruurteeda.

Khadra Cumar Dubad  iyo caruurteeda.

Faisa Cumar Dubad  iyo caruurteeda.

Mustafa Cumar Dubad

Cabdirahman Cumar Dubad  iyo caruurtiisa.

Qamar Caynaan Faarax

Xaamud Ismaaciil Xaliimaale

Axmad Muxumed Diiriye

Faysal Aadan Miicaad

Mustafe Ismaaciil Xaliimaale

Cali Aare Iyo Xaaskiisa

Bashiir Cali Guuleed

Saynab Sh Muuse 

Sacdiyo Sh Muuse Jaamac 

Cige Cismaan Kaamil

Cabdilaahi Kaahiye Dagane Iyo Caruurtiisa

Nafiisa Axmad Cadaawe

Cabdiraxman Abiib

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamman reer Xaaji Cabdirahman Cileeye iyo carruurtood iyo Hooyadood, geerida ku timi Alla naxariistee adeerkayo X. Cabdirahman Cileeye oo ku geeriyooday Boorama Somaliland. Waxaan illaahay uga baryaynaa inuu Janadii Farduusa ka waraabiyo, dhammaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo.

                                     AAMIIN

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree