Tuesday, 13 June 2017 22:53

Tacsi Qoyska Reer Khayrdoon Wabari Oo Walaalkood Borama Ku Geeriyooday

Innaa Lillahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaan tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa qoyska Reer Khayrdoon Waberi oo walaalkood Ibrahim Khayrdoon Waaberi Ku Geeriyooday Magaalada Borama 12/6/2017 Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Eebe u naxariisto Jano siiyo intii uu ka baxayna uu samir Iyo iimaan ka siiyo.

 

Muse Khayrdoon

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree