borama 250x250

Friday, 12 August 2016 00:54

BORAMA-DJIBOUTI VS BORAMA- LUGHAYA

RAYIGII WANAAGSANII ITAAL INUU KA ROONYAHAY BA EEGOO U FIIRSADAAY.

FIKIRKA FIICAN  MUDHO FIICAN BUU DHALAA.

FIKIRKA FUDUDI  WAA LAGU FOGAADAA.

BULSHADA BEERALEYDU BAAHIDA DEG DEGA AH

WAXAY FASHAAN BADHAYSADA WAA XASIIDA ,HEEDA IYO QAMADIGA

SADEX BILOOD BAY KU BAXAAN HALKA CILMI JAAMAC AMA HADHUUDHKU

KU BODOXO MUDO DHAN LIX BILOOD.

WAXAN MAANTA BAAHIDA BULSHADEENU U BAAHANTAHAY  CRASH PROGRAMA

AMA MASHRUUC DEGDEG AH OO BAAHIDOODA WAX KA QABTA MEHERED AHAAN

IYO MANFAC AHAAN.

DULUCDA  LOOX QORKAYGU WAA.

DARIIQA BORAMA VS DILLA WAA 30 KIILOMETER SHAN SANO AYUU QAATAY.DHAALOHALKII DAA.

TUSAALE DARIIQA CEERIGAABO VS BURCO WUXUU U DHIGMAA CABIR AHAAN BORAMA VS LAWYACADO.DHAQAALE DIBAD JOOG IYO GUDA JOOG WAAN OGNAHAY LIX SANUUMARAYAA

DAWLAD IYO DADWEYNE WUU KU XAB BURURAY ARDAYDA ARLIYA WAXAYKU KAALMEEYEEN

70 KUN OO DOLLAR  ARINKU WAA FAANOOLE FARI KAMA QODNA.

HIMILADEENII DE DEG WAXU QABSO OO BADA GAL WAYGALBAN HADII MASHRUUCA BORAMAVS

LAWGA FARAHA LALA GALO 25 SANO WAY QAADAN ALKAAS BAYENU KU HIMILO DAYEN TA ALLA SE

MASHEEGIN. ARDAA  OO GADHWADEENKA GUUSHA ARLYO AHWAXAN KU DARSAN LAHAA

FIKIR KAN OO ANI ILA QUMAN  TALADAAN LA ROG ROGIN RAG BAANHELIN.

NAFTU WAXAY I TIDHI DADWEYNAHA REER ADALNA U HEELANYIHIIN DEKED U ADEEGTA

TA BERBERA IYO TA DJIBOUTI OO BULSHADU LEEDAHAY DAAYEER GACANTIISUU BIYO KAA DHERGAA.

WAA TEE?

WAA DARIIIQA IGU XIDHAYA

A. BAKI

B. BUURTA SIIMOODI.

C. MARSADA LUGHAYA.

MASHRUUQA DARIIQA BORAMA BAKI SIIMOODI IYO LUGHAYA

MIDHA DHALKIISA IYO MANAAFAAADKIISU KU DHAWAASHO DEKEDA DJIBOUTI WAXA KA DHAW

KA MANAAFACAAD BADAN SKU XIDHANKA BORAMA CAMUUD  DIBIRAWEYEN BAKI DURDUR CAD

MUURTADHEYMANKA EE SIIMOODI IYO LUGHYA MAYA EE WAA LIBIN HAYA DEGEDEENA .

WAA TA AAN KULA GORORTAMAYENO DPW( DUBAI WORLD PORT) .HIR GELINTEEDA .

WAA TII ODAYGU DHAA

 
Musa HASSAN
 
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree