Wednesday, 11 October 2017 22:12

DHAGAYSO: Madaxwaynaha Puntland Dr Gaas Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Khilaafka Ka Dhextaagan Maamul Goboleedada Iyo Dawlada Dhexe

11/10/2017 (BNN) War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda.
Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.
 
HOOS KA DHAGAYSO GAASO OO LAGA WARAYSTAY WAXYAALAHA DAWLADA DHEXE KU KHILAAFSAN YIHIIN.
 
VOA

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree