LOGO3ABDUU

Wednesday, 06 December 2017 22:41

War Deg Deg Ah:- Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donal Tramp Oo Ku Dhawaaqay In Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimada Yahuuda + VIDEO

06/12/2017 (BNN) War Deg Deg Ah:- Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Donal Tramp Oo Ku Dhawaaqay In Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimada Yahuuda +VIDDEO

 

Madaxweyne Trump ayaa Waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo dalka
mareykanku uu magaalada Qudus u aqoonsadey in ay tahay caasimada dalka Israel

Sidoo kale Trump waxaa uu kashifay in Madaxdii ka horaysay inay ku dhiiran waayeen inay Caasimada Qudus u Aqoon sadaan Caasimada Yahuuda.

Sidoo kale madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa uu wasaarada arimaha dibada ee dalkaasi ku amray in Safaradii Mareykanka ee dalka Israel ee hore ugu taalay magaalada Talaabiib loo raro magaalada Qudus .

Si kastaba ha ahaatee saacadihii ugu danbeeyey waxaa jiray dhigniino ay madaxda carabta iyo dalalka kale ee caalamku u direen Trump uu ay ua digeen in uu go,aanka Qaato

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree