Monday, 12 March 2018 15:01

[AKHRISO] Baarlamaanka Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Laalay Heshiiska Dp World Ee Dekeda Barbara Kana Mamnuucay Dp World Gabi Ahaanba Dhulka Somalida

12/3/2018 (BNN) Baarlamaanka dalka Somaliya oo maanta fadhigii ay yeesheen kaga Hadley heshiiska dekada Berbera ayaa waxaa ay soo saareen go,aamo arintan ku saabsan .

Go,aamadan ayaa waxaa ka mid ah in guud ahaan dalkii la isku odhan jiray Somaliya laga mamnuucay in ay wax maal galin ah ku sameyso shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World

bar1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

bar2

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

bar3

 

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree