borama 250x250

ABDUU

Sunday, 15 April 2018 09:40

Dawlada Fadaraalka Somaliya Oo Maamulka Puntland Ugu Balan Qaaday Abaal Marin Dhan 5 Milyan Iyo Mashaariic Badan Kadib Markii Ay Puntland Caydhisay Masuuliyiin Imaaraad Ah

15/4/2018(BNN) Dowladda federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa waxay haatan qorsheysay in Shan Milyan oo doolar ku abaalmariso dowlad goboleedka Puntland.


Lacagtan ayaa ah sida naloo sheegay abaalmarin gaar ah, maadaama Puntland ay muujisay midnimada Umadda Soomaaliyeed.

Puntland oo ka reebtay Imaaraadka gadiid dagaal, una diidday in dalka laga bixiyo agab Milatari ayaa iyaduna la siin doonaan abaalmarintan, sidoo kale mashaariic badan ayeey heli doontaan.

Puntland ayaa Imaaraadka ka hor istaagtay in Boosaaso kala baxaan gadiid dagaal iyo sidoo kale agab Milatari oo Muhiim ah, xilli ay halkasi ka guurayeen.

Xafiiska Wararka BNN
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree