15/4/2018(BNN) Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa
Maxkamada ayaa ku xukuntey Niciima Abwaan Qorane Saddex sanno oo xadhig ah .
Qareenadii u doodaayey ayaan ilaa hada aan wax racfaan ah aan ka qaateen xadhiga Niciima Abwaan qorane.
Niciima Abwaan qorane oo muddo dhawr bilood ah ku xidhneyd magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo eedeyey qoraal ay barteeda Facebook soo dhigtay oo la sheegay in ay qaran nimada Somaliland kaga soo hor jeedo
Xafiiska Wararka BoramNews
BoramaNews.com