Tuesday, 12 June 2018 14:27

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Ayaa Isku-shaandheyn Ku Sameeyey Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud

12/06/2018(BNN) Ku: Dhamaan Agaasimayaasha Iyo Masuuliyiinta Hoos ku Xusan OG: Agaasimaha Guud WHG/DH& Guriyeynta Hargeisa OG: Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Hargeisa

Ku: Dhamaan Agaasimayaasha Iyo Masuuliyiinta Hoos ku Xusan
OG: Agaasimaha Guud WHG/DH& Guriyeynta Hargeisa
OG: Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Hargeisa
Ujeedo: Magacaabis iyo Isku Bedel Waaxyaha Wasaaradda
Ka dib markaan darsay hawsha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaha Muddo 5 bilood ah Ka dib markaan la tashaday Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Hawlaha Guud Ka dib markey laga maarmaan
noqotay shaqada Wasaaradda iyo kor u qaadida mooralka shaqaalaha. Haddaba Waxaan badel, isku shaandhayn iyo dib u Magaacibis ku sameeyey
Agaasimayaasha iyo Isuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo
Guryeynta waana sidan hoos ku Cad,
1. Maxamed Jaamac Diiriye (La Taliyaha Wasiirka Arimaha Maamulka)
2. Eng: Cabdi Cabdilaahi Dagaal (La TaliyahaWasiirka Arimaha Dhulka)
3. Eng: Shukri Mukhtaar Xasan (Agaasimaha Waaxda Tayadda iyo shuruucda
4. Cabdiraxmaan C/llaahi Daahir (Wirdaani) (Agaasimaha Xidhiidhka iyo Isuduwida Hawlaha Gobolada)
5. Eng: C/raxmaan Maxamed Aar (Agaasimaha Waaxda Naqshadayenta Magaalooyinka)
6. Yuusuf Siciid Axmed (Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha)
7. Sharmaarke Maxamed Saalax (Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta)
8. Eng: Ciise Maxamed Ciise (Agaasimaha Waaxda Qorsheynta)
9. Eng: Cabdi Yuusuf Riiraash (Agaasimaha Waaxda dhismaha)
10. Eng :Maxmuud Maal Cali(Agaasimaha Waaxda Dhulka iyo Guryaha )
11. Eng: Cabdixaafid Ciise Faarax (Isuduwaha Gobolka Togdheer)
12. Maxamed Khaliif Nuur ( Isuduwaha Gobolka Sanaag)
13. Maxamed Cabaase X.Muuse ( Isuduwaha Gobolka Buuhoodle)
14. Eng: Rooble Ciise Shacuur (Isuduwaha Gobolka Xaysimo)
ILaahay talada wanaagsan iyo cadaalada ha Ina waafajiyo.
Allah Mahad leh
C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka WHG/DH&Gurayaynta


Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree