borama 250x250

sugar

ABDUU

Wednesday, 13 June 2018 15:44

Deg Deg: Maamulka Puntland Oo Amray In Hawada Laga Saaro Telefishanka Qaranka Somaliland Iyo Cida Ay Amarkaasi U Gudbisay Puntland

13/06/2018(BNN) Wasaaradda Warfaafinta ee maamul gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.

Qoraalka laguma faah-faahin arrimaha keenay in shirkadda DSAT amarkaan la siiyo, balse waxaa lagu soo koobay, sababa jira awgood, in TV-ga Somaliland looga saarayo Sanduuqa kannaalada ee DSAT,waxaana go’aankan saamaynaya keliya ah dadweynaha ku nool degaannada Puntland oo aan hadda wixii ka dambeeya fursad u heli doonin daawashada TV-ga qaranka Somaliland.

PLAND

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree