Sunday, 16 July 2017 00:16

Magac-bixinta Rugaha Ganacsiga Oo Gebi Ahaanba Af-qalaad Noqday Iyo Adeegsiga Afkii Somaliga Oo Meesha Kasii Baxaya + Video

15/7/2017 (BNN) Magac-bixinta goobaha ganacsiga, waxbarashada, warbaahinta, goobaha dhaqanka ayaa loo adeegsaday af-qalaad siiba ingiriisida. Arintan oo ka ramaas ahaan aanu muddo bil ka hora qormo kusoo qaadanay, ayaad xilligan moodaa in uu yimi baraarug ku aadan sida meelo fara badan loogaga sii guurayo afkii Somaliga.

 

Media

We use cookies to improve our website and your experience when using it. Cookies used for the essential operation of this site have already been set. Cookie policy. I accept cookies from this site.Agree