BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO FADEEXADA: Gudoomiyaha Sadexaad Ee Xisbiga UCID Cali Guray Oo ku Faddeexadoobay Waraysi Wacdaro ka Qabsadeen iyo Sir ka Fakatay +VIDEO

waraysi_ceebay

13-03-2014 London (Bnn) Guddoomiyaha Saddexaad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Xasan (Cali Guray), ayaa iftiimiyay in xisbiga Ucid dhexdiisa Saluug ka jiro.

Cali Guray oo lagula yeeshay London Waraysi xaasaasiya oo Su’aalo uu ka cadhooday lagu waydiiyay, ayaa sheegay in qaab dhismeedka xisbiga wax badani ka dhimanyihiin laakiinse ay u balansanyihiin xalintiisa bisha April.

Siyaasigan oo intii waraysigu socday ka hor kacay Kamaradda, isla markaana wariyihii Waraysanayay daawade-yaasha ka raali geliyay qaabka Cali Guray uga Jawaabay Su’aalihii la waydiiyay, ayaa ah mid la moodo in loogu talo galay in siyaasigan lagu bahdi dilo.

Halkan ka Daawo Waraysigan oo ah mid noociisu ku cusubyahay Indhaha Bulshada

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 08 July 2014 22:21
Saturday, 18 January 2014 21:19
Wednesday, 20 August 2014 20:54
Wednesday, 11 June 2014 04:25
Wednesday, 02 October 2013 10:49
Saturday, 08 February 2014 09:32
Friday, 04 October 2013 18:48
Thursday, 20 February 2014 10:36
Thursday, 19 June 2014 15:39
Tuesday, 17 December 2013 16:46