BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Ganacsadaha Malik Afridi Oo U Dhashay Pakistan Oo Lafihiisa U Baqay Magangalyona Ka Raadsanaya Reer Galbeedka Kadib Markii Talibaanku Wacad Ku Mareen In Shaarubaha Ka Xariiyaan

Pakistani

11-08-2013 (BNN) Ganasadaha reer pakistan Ali Alfridi oo koriyay shaarubihiisa ayaa si wayn uga caan ah deegaanka Pashawar ee dalkaasi Pakistan. Alfaridi aaa sheegay in dadku ku ixtiraamaan,balse baryihii ugu dambeeyay ii cabsi ka qaaday cago.juglayn uga timiday kooxda Islaamiyiinta ee Daalibaanka. Waxay wacad ku mareen in ay gacanta ku dhigi doonaan isla markaana abaalkiisa la marsiindoono.

Digniinahaasi iyo cabsigalintaasi isagoo la jahwareersan,ayaa dhawaan niman wajiyada soo xidhay ka afduubeen deegaankaasi,waxaana lagu soo furtay dhaqalaae. Ali waxa uu imika go,aansaday in uu ka guuro Pakistan una socdaalo wadamada Islaamka Sida Dubai oo kale waxa uuna qorshaha ku darsaday in uu magangalyo waydiisto Marayka,Canada Iyo Ingiriiska,.

Kooxaha xagjirka ee dalkaasi Pakistan ayaa Malik Afridi si xoogleh u baadi goobaya lama oga in dalalka Reer Galbeed ka aqbali dppnaan maganyalda uu ka raadinayo.

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews/Facebook

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 14 November 2013 21:52
Friday, 16 August 2013 14:18
Wednesday, 27 November 2013 16:07
Sunday, 01 September 2013 09:15
Friday, 29 November 2013 21:14
Saturday, 08 March 2014 16:30
Thursday, 06 February 2014 03:33
Wednesday, 29 January 2014 11:02
Monday, 14 October 2013 19:51
Sunday, 09 March 2014 21:34