BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dalka Hindiya Oo Ku Guulaystay Dhisida Markab Wayn Oo Qaadi Kara Diyaaradaha Dagaalka Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Hadlay

indian_carrier13-08-2013 (BNN) Dawlada dalka Hindiya oo noqotay wadankii labaad ee dunida Sadexaad  ee ku guulaysta in uu dhisto Markabka wayn ee qaada diyaaradaha dagaalka,Dawlada dalka Shiinaha ayaa ugu horaysay marka laga yimaado wadamada Maraykanka ,Ingiriiska,Ruushka Iyo Faransiiska oo
horumarka kasameeyay xaga marineska.Wasiirka difaaca dalka Hindiya A,K,Antony ayaa warbaahinta u bayaamiyay in Hindiya u baahan tahay in si casriya u qalabayso ciidamadeeda Bada,isla markaana lasii horumariyo xooga gaashaandhiga ee Marineska.

Hindiya ayaa dhawaan samaysatay gujisyada qaadi kara hubka culus ee Nukliyeerka isla markaa hindiya waxa ay ilgaara isku hayaan wadanka Shiinaha oo ay ka dhaxayso xuduud muran ka taaagan yahay.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 17 October 2013 19:30
Monday, 25 November 2013 22:19
Friday, 27 December 2013 12:00
Thursday, 03 July 2014 20:06
Sunday, 09 February 2014 12:33
Friday, 23 August 2013 04:14
Sunday, 18 May 2014 12:24
Tuesday, 05 November 2013 00:44
Sunday, 04 August 2013 09:11
Tuesday, 24 June 2014 19:08