BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Hambalyo Meher Wacan : boqorka ENG Ahmed Mohamed Ahmed Yabaal iyo boqarada Ubax Osmaan Abdilaahi Shamax oo meherkoodu ka dhacay hotel rays magalada borama

hambalyo2Hambalyo Aroos Farxad leh Gacal iyo sakeeya –ba guurkiinna Lagu farax

Hambalyo meher wacan : boqorka  ENG Ahmed Mohamed Ahmed Yabaal iyo boqarada Ubax Osmaan Abdilaahi Shamax oo meherkoodu ka dhacay hotel rays magalada borama

Hambalyo hambalyo waxan halkan hambalyo duco iyo bogaadin aan la so koobi karayn aan hawada  u marinaynaa anagoo kala ah qoysaska reer AHMED YABAAL. Qaraabadooda,Asxaabtooda iyo ilmo DAAHIR HAAD


  Boqorka:  ENG Ahmed Mohamed Ahmed Yabaal

                                    iyo

Boqorada:  Ubax Osmaan Abdilaahi Shamax 

  waxanan ugu ducaynayna ducadii nabiga CSW barakalahu lakuma waa waa baraka calaykumaa wajamaca baynakuma bilkhyr ,,anaga oo ah dadkan sida qiimaha leh ugu so diray hoosna ku xusan waxaan leenahay guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax guulo lagama waayee gobonimo ku aqal gala, wiil iyo cano gabadh iyo lacag ameeeen .
Anaka oo Kala ah 

Hooyo Caasho Daahir Haad,

Qaasim Muxumed Daahir iyo xaaskiisa, Ifraah mohamed Ahmed yabaal,

Faaadumo mohamed Ahmed yabaal,

Filsan Mohamed Ahmed yabaal,

Haboon Mahamed Ahmed yabaal,

Ramadaan Mohamed Ahmed yabaal ,

Deeqa Mohamed Ahmed yabaal ,

Abdikariin Mohamed  Ahmed yabaal,

Abdicasiis Mohamed Ahmed yabaal,

Hibo Maxamed Ahmed Yabaal,

Mahamuud Cismaan Kaahin

Adeero Maxamuud Ahmed Yabaal, xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Adeero Siyaad Ahmed Yabaal ,

Khadra Hasan Cilmi Yabaal

Maxamed Hasan Cilmi Yabaal iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa,

Awoowo Hasan Andaad Cabsiiye iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa,

Liibaan Maxamuud Ahmed Yabaal,

Umalkhayr Siyaad Ahmed Yabaal,

Dr Hodan Jaamac ,Odaygeeda iyo ciyaalkeeda ,

Edo Caasha Ahmed Yabaal,

Edo Saciido Ahmed Yabaal,

Malyuun Qawdhan,

Cabdiqani Saleebaan Ducaale,

Abtiyo Cali Daahir Haad, xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Abtiyo Xasan Daahir xaad, xaaskiisa luula cilmi iyo caruurteeda,

Abtiyo Cabdikariin Daahir Haad iyo inankiisa,

Abtiyo Huseen Daahir Haad, Xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Abtiyo Maxamed Daahir Haad, xaaskiisa iyo caruurtiisa,

Habo Malyuun Daahir Haad iyo caruurteeda,

Cilmi Saleebaan Xasan.

Xasan Saleebaan Xasan.

Dagmo Saleebaan Xasan

Saxarla Saleebaan Xasan.

Xuseen Saleebaan Xasan.

Maxamed Saleebaan Xasan.

Daahir Saleebaan Xasan.

Sahal Saleban Xasan, dhamaan ilma saleebaan oo dhan,  

Abtiyo Saleebaan Cabdilaahi Haad

Abtiyo Cismaan Cadbilaahi Haad,

Habo Sacaada Cabdilaahi Haad,  

Dadkaasoo dhamaan ku kala nool dunida dacaladeeda

Oo Maanta Arooskoodu ka dhacay magaalada Boorama Rays Hotel, waxaanay leeyihiin dhamaantood Ilaahay Gurigiina ha  ka yeelo guri nagi, Hana idin kala siiyo Awlaad Saalixiin Ah oo Idin Adeecda Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.



AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 12 December 2013 16:03
Wednesday, 11 December 2013 07:48
Monday, 12 May 2014 16:08
Wednesday, 04 June 2014 15:40
Friday, 07 March 2014 07:09
Friday, 14 March 2014 17:31
Friday, 20 December 2013 16:06
Tuesday, 27 August 2013 18:42
Thursday, 14 November 2013 16:31
Wednesday, 12 February 2014 09:05