BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Soomaaliya Oo Qarka U Saaran In Lacagta Soomaaliga Ah Dhamaan Suuqyada Laga Diido Oo Wadanku Dolar Iskubadalo Kadib Markii Lacagaha Been Abuurka Ah Loo Maaro Waayay DHAGEYSO WARBIXIN KAA YAABISA

dhaqaalaha13-08-2013 (BNN) Isbedelka sicirka lagu sarifo doolarka iyo jiritaanka lacag shilin soomaali ah oo been abuur ah ayaa dhibaato baahsan ku haysa dhaqaalaha Soomaaliya.

Sare u kaca maciishadda iyo isbedelka sarfika doolarka ayaa si gaar ah u taabanaya dadka danyarta ah ee ku tiirsan biilasha ay ka helaan qaraabadooda, iyo guud ahaan umadda soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka oo aan lahayn dakhli joogta ah oo ay ku salayn karaan nolol maalmeedkooda.
Waxa kale oo dhibaatada sii kordhinaya iyada oo ay jirto lacagta shilin soomaaliga ah oo been abuur ah taasi oo soo badanaysay tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaliya.
VOA

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 24 November 2013 14:15
Saturday, 24 August 2013 04:15
Thursday, 21 August 2014 01:30
Sunday, 24 August 2014 19:10
Thursday, 18 September 2014 10:05
Monday, 10 March 2014 13:30
Saturday, 15 March 2014 13:09
Saturday, 01 March 2014 16:54
Monday, 23 December 2013 12:24
Friday, 27 September 2013 09:50