HOT NEWS
Written by boramanews    Saturday, 26 December 2009 05:26    PDF Print E-mail
Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka Boqorka Cumar Macalin Abubakar iyo Boqorada Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole

 Dhamaan dadka Hoos ku qorani  Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka    Boqorka  Cumar Macalin Abubakar   iyo  Boqorada  Jawhara Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 25 December  Hotel Rays magalada Boorama  Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo amiin Anago kala ah :-

    * Hooyo Cibaado Axmed Samaale
    * Habo Madiino Barkhadle Sameele
    * Habo Xabiiba Barkhadle Samaale iyo caruurteeda
    * Abtiyo Cali Axmed Samaal iyo caruurtiisa
    * Abtiyo Cabdi Barkhadle Samaale  iyo Caruurtiisa
    * Dhamaan reer Sh. Cabdiraxmaan Awgamboole
    * Dhamaan reer Siciid Awgamboole
    * Dhamaan reer Cali Awgamboole
    * Dhamaan reer Jamac Awgamboole
    * Dhamaan reer Jaamac dharaar
    * Dhamaan reer Nuur Dubad Deer
    * Dhamaan reer Maxamed Dubad Deer
    * Dhamaaan reer Farax Dubad Deer
    * Qadiija Dubad Deer iyo Caruurteeda
    * Barni Dubad Deer iyo Caruurteeda

Waxaan leenahay noqda kuwii iska wara ubad khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo caano amiin amiin .

Abdikarim  abdirahman Osman