HOT NEWS
Written by boramanews    Saturday, 26 December 2009 13:37    PDF Print E-mail
Dhamaan Dadkan oo Kala Joogay Dalka Dibadiisa iyo Gudihiisu waxay Tacsi ku Dirayaan Marxuumad Hooyo Yusur Daahir Aye.

Xaaji xasan Sheekh ali waasac iyo xaaskisa iyo caruutisa
Xaaji Xuseen Sheekh ali waasac iyo xaaskiisa iyo caruutiyo
Cabdi waasac sheekh ali waasac iyo xaaskisa iyo caruurtisa
hooyo Faadumo Sheekh ali waasac iyo caruurteda
Xaajiyo saynab Sheekh ali waasac iyo caruuteeda
Hooyo caasha sheekh ali waasac iyo carurteeda
Hooyo nasra barkhad diini
Khadra sheekh ali waasac
Farduusa sheekh ibraahim
Axmed sheekh   ibraahin
Maxamuud sheekh ibraahin
C/laahi sheekh ibraahin
C/risaaq yousuf Xasan
C/raxmaan yousuf xasan
Aamina   yousuf xasan
 Layla   yousuf xasan
Fosiya yousuf xasan
Saafiya yousuf xasan
  

       Dhamaaan dadkan  oo kala jooga Borama Usa Canada  Sucuudi arabi iyo Pakistan   waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan  Eheledii iyo Qaraabadii ay ka Geeriyootay Alle ha u naxariistee Hooyo Yusur Daahir Aye oo Dhawaan Ku Geeriyootay  magaalada Borama Waxayna leeyihiin Ilaahay Naxaristii jano haka waraabiyo ..Eheledii  ay ka Geeriyootayna Samir iyo Iimaan  Alleh haka siiyo  AAAAMIIN AAAMIIN AAAMIIN