HOT NEWS
Written by boramanews    Monday, 28 December 2009 18:08    PDF Print E-mail
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Aroos u Dirayaan Guuleed Yuusuf iyo Fadxiya Ibraahim oo Arooskoodu ka dhacay Hargeysa

Dhamaan Dadka hoos ku qorani waxa ay hambalyo Aroos u dirayaan Boqorka iyo Boqorada, Guuleed Yuusuf Ismaaciil iyo Fadxiya Ibraahim Xaashi oo Arooskoodu ka dhacay Huteel Kaah ee Magaalada Hargeysa,
Hooyo Aamina Ciise Maxamuud
Ismaaciil Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Deeqa Maxamed Ciise
Nimco Yuusuf Ismaaciil
Nuur Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiiska Saado Maxamed Kayse Yuusuf Ismaaciil.
…………………………………………………………………..
Aabo Maxamed Ciise Maxamuud
Hooyo Caasha Axmed Cige
Deeqa Maxamed Ciise
Axmed Maxamed Ciise
Cabdirisaaq Maxamed Ciise
Isra Maxamed Ciise iyo Odaygeeda
Abiibakar Maxamed Ciise
……………………………………………………………..
Maxamed Warsame Xirsi, Axmed Maxamed Ciise, Axmed Jaamac, Yaasiin Nuur Mooge, Axmed Xuseen Intifaac, Xasan Ibraahim Cigaal, Muuse Yuusuf Maxamed, Cige Maxamuud Ceelaabe, Yuusuf Daahir Wacays, Carab Casoowe Aadan, Maxamed Cabdi Yoonis iyo  Riyaad Maxamed Yuusuf.
 
Dhammaan Dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan , Boqorka iyo Boqoradda
 
Guuleed Yuusuf Ismaaciil
Iyo
Fadxiya Ibraahim Xaashi
oo xalay arooskoodu ka dhacay huteel Kaah Hall Center ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Wiil iyo Caano Gabadh iyo Caano