|
Written by boramanews
Tuesday, 29 December 2009 05:24 |
|
|
|
|
|
Ahmed Garaad wuxu Tacsi u Dirayaa Marxuum Maxamuud Saalax Fagadhe oo ku Geeryooday Baariis. |
|
waxaan halkan ka tacsiyadaynayaa wakiilkii soomaaliland ufadhiyay dalka farnsiiska marxuum maxamuud saalax fagadhe oo dhawaan geeriyooday inlaaa lilaah wa inaalilaahi raajicuun, ilaahayna waxaan uga baryanaa inuu naxriistiisa jana ka waraabiyo
aamiin aamiin aamiin
ahmed garaad gudoomiyaha xisbiga udub edmonton alberta
|