WASIIRADA DUULISTA& HAWADA IYO MACDANTU WAXAY GALEEN MUSUQII UGUXUMAA EE QARAN IYO UMADBA LAGAGALO, MAXAYSE SHICIBKA IYO XISBAYADA MUCAARADKU KAYELAYAN FALDENBIYEEDKAN AIRPORTKA IYO SHIIDAALKA?

Maqaal1Waxaan salamaaya shicibka reer Somaliland inta waddaniga xalaasha ah.
Waxaan ahay airtraffic control kanashaqeyey madaarka hargaysa, markaan waraystay engineeradii waxay sheegen inay kubaxday qiyaastii 250,000, Dollar. Waxaa dhacday in jay iyo daamur dusha lagamariyey sidii wadooyinka ee aan laba meter lasoodhisin shubkii Specialka u ahaa airportyada.

Waxaa kale oon laxidhiidhay sherikadii Gene Energi waanay diideen inay iijawaaban, waxaanu udiray engineer lashaqaynjirey, waxay usheegen in lagaqaaday dhaqaale farabadan iyaguna geliyeen millions, Contract kanahaysanayaan oo iyagu go’aanka leeyihiin wakhtigay qodayaan. Waxay kale oo sheegen inaan dalku waxba kulahayn muddo 23 sanadooda oo xukuumada isla ogolaadeen dhiilkaa, ogolaanshiina lagusiiyey. Hadaba umadyahay waxay xukuumadani gashay denbigii uguweynaa ee dal iyo dadba lagagalay intii aduunku jirey, oo aanay hore ugadhicin dal petrolkoodii aan waxbaba kulahayn ee laaluush laguqaato.

libaax qabad <libaaxahawd@hotmail.co.uk>