SAWIRRKA MAANTA : Muqdisho Oo Markii Ugu Horeysay 22 Sano Ka Dib Loo Sameeyay Leydhka Baabuurta Haga Ee Samaafaraha (Trafik light)

samaafare_SMALL04-10-2013 Muqdisho (Bnn) Markii ugu horaysay 22-sano kadib ayaa

magaalada muqdisho wadooyin kuyaala waxaa lagu rakibay Samaafaro baabuurta haga (Trafik light) iyadoona tani ay muujineyso horumarka ay ku tilaabsaneyso Magaalada Muqdisho.

samaafare_mure