BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

CIMILADA WAQOOYIGA YURUB:Dabaylo Xoog Badan Oo Hakiyay Isku Socodka Baabuurta Xamuulka Ah Ee Wadamada Waqooyiga Yurub Iyo Duufaano Badda Kasoo Kacay (SAWIRO)

STORMEN

12.12.2013 (BNN) Dabaylo xoog badan ayaa kala xidhay baabuurta u kala gooshaya wadamada Jarmalka Iyo Scandinavianka.Caawa galinkii dambe ayaa waxaa marqudha isbadalay cimilada wadamo badan oo ku yaala Waqooyiga Yurub,waxaana imila lasoo warinayaa in ay dhibaato xooglihi ka jirto isku socodka Baabuurta xamuulka ah ee ukala socda wadamadaasi.

Dhanka kale bada ayaa si wayn usoo kacday oo kor u dhaaftay joogii ay taagnayd waxaana raga cimilada ka waramaayi sheegayaan in daadad badan kusoo butaaci karaan wadamo badan oo ku yaala Yurub.

Xafiiska Wararka Boramanews

Boramanews/Facebook

STORMEN

STORMENCIMILADAYURUB

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Sunday, 23 March 2014 12:28
Thursday, 17 July 2014 21:40
Sunday, 24 August 2014 07:23
Thursday, 21 August 2014 13:41
Tuesday, 09 September 2014 14:16
Thursday, 25 September 2014 10:58
Tuesday, 01 April 2014 14:32
Tuesday, 12 November 2013 08:32
Tuesday, 19 August 2014 06:59
Thursday, 29 May 2014 20:13