BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Kenya Oo U Dabaaldagtay 50 Guurada Ka Soo Wareegtay Xornimadooda iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay +SAWIRRO

jawaari_xus5013-12-2013 Nairobi (Bnn) Kenya ayaa shalay waxay u ahayd maalin wayn, wadan kasta waxa uu hab maamuus gooni ah u sameeyaa 50 guuradiisa xoriyadeed waxaana shalay siwayn looga xusay guud ahaanba dalkani kenya 50 guuradii kasoo wareegtay xiligii uu xoriyada qaatay dalkani kenya .

Garoonka kasaraani oo kamida goobaha ugu bilicda san ee dalkani kenya ayaa kulmiyey kumanaan dad ah oo isugu jira shacabka kenya & masuuliyiin ka kala socdey wadamada caalamka.

Dhanka somalia ayaa waxaa ka qayb galay xuskan wafti heer baarlamaan ah oo uu horkacayey gudoomiyaha baarlamaanka Pro Maxamed Sh Cismaan Jawaari, safiirka somalia ufadhiya dalkani kenya iyo masuuliyiin kale oo katirsan dawlada somalia .

Madaxwaynaha dalkani kenya Uhuru Kenyatta oo kahadlayay munaasabadan ayaa hambalyo u diray guud ahaanba shacabka kenyan ah, waxana uu sidoo kale u mahadnaqay masuuliyiintii kala duwanaa ee kasoo qayb galay munaasabadan .

Gabo gabadii xuska munaasabadan kadib ayaa madaxwaynaha dalkani Kenya uhuru Kenyatta waxa uu qado sharaf ugu sameeyeye masuuliyiintii kasoo qayb galay xuskan aqalka madaxtooyada ee dalkani kenya

50guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro150guro1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 22 March 2014 10:14
Monday, 26 August 2013 00:59
Friday, 11 April 2014 15:12
Monday, 19 May 2014 22:39
Thursday, 29 August 2013 10:41
Sunday, 24 November 2013 05:42
Thursday, 08 May 2014 10:48
Wednesday, 11 September 2013 15:43
Thursday, 26 June 2014 20:26
Monday, 17 June 2013 23:08