BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

SAYLAC:Masuuliyiinta Heer gobol iyo Heer Dagmo Ee Gobolka Salal Oo Maanta Xadhiga ka jaray Xafiis Cusub Oo Uu yeelan Doono Telefishanka Somaliland (SAWIRO)

Grabbed_822-12-2013 (BNN) Gudoomiyaha gobolka salal oo xadhiga ka jaray xafiiska cusub ee uu tvga qaranku ku yeelan doono magaalada saylac ee xarunta gobolka salal iyadoona munaasibadaasi ahed mid si heersare ah loo soo agaasimay  ay ka soo qayb galeen maamulka heer gobol iyo heer dagmo  marti sharaf aad utiro badan waxaana ugu horeyn munaasibadaasi hadal  kooban ka soo jeediyay iskuduwaha wasaarada warfaafinta ee gobolka salal ayaanle diiriye cabdilaahi 
oo sheegay in uu ku faraxsan yahay xafiiskan cusub ee tvga qaranku ku yeelan doono magaalada saylac  eexarunta gobolka salal .
waxaanuu mahadnaqbalaadhan u soo jeediyay maamulka heergobol iyo heerdagmo iyo masuuliyiinta wasaarada warfaafinta 
ee iyagu hirgashay xafiiskan cusub isagoona mahadnaq gaara u diray wasiirka wasaarada warfaafinta cadilaahi maxamed daahir cakuse oo dadaal dheer ugalay sidii xafiis looga furi lahaa  magaalada saylac  waxakale oo isna halkaasi ka hadlay  
gudoomiyekuxigeenka golaha deegaanka ee dagmada saylac sacad daahir cige oo isna sheegay in ay la shaqeyn doonaan 
dagmo ahaan ayna soo dhaweynayaan xafiiskan cusub ee tvga qaranku ku yeelan doono magaalada saylac  waxa kale oo isna  gabagabadii kahadlay badhasaabka gobolka salal cabdilaahi faarax maydhane oo isna sheegay in uu ku faraxsan yahay xafiiskan waxaanuu masuuliyiinta wasaarada warfaafinta ugu  baaqay in xafiiskan wixii ka dhiman  ay soo dhamaystiraan waxa kale oo uu gudoomiyuhu  sheegay in ay la shaeyn doonaan xafiiskani tvga qaranku ka furtay magaalada saylac

Cabdicasiis Cabdilaahi
Boramanews/Saylac
Grabbed_8Grabbed_10

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Tuesday, 28 January 2014 13:10
Saturday, 12 July 2014 10:45
Friday, 06 September 2013 23:37
Saturday, 29 March 2014 15:39
Sunday, 06 July 2014 14:23
Wednesday, 07 May 2014 03:27
Friday, 24 January 2014 09:37
Monday, 19 May 2014 12:30
Saturday, 01 February 2014 05:38
Saturday, 26 July 2014 16:57