BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Tacsi Ku Socota Eheladii Iyo Qaraabadii Marxuum Mahdi Ibraahim Xaaji Khayre Oo Jabuuti Ku Geeriyooday

tacsiAnaga oo ah Dadka Hoos Ku Qoran, Waxan Tacsi Tiiraanyole u Diraynaa dhamaan Eheladii, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka Baxay Alaha u Naxariiste Marxuum Mahdi Ibraahim Xaaji Khayre oo Shalay ku Geeryooday Magaalada Djibuuti. Waxan Marxuumka Ilaahay u Rajaynaynaa inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Inagana Samir iyo iimaan Inaga siiyo.
Waxaan si Gaar ah u Tacsiyadaynaynaa Cibaado Xasan Cadar iyo Caruurteeda oo ah Qoyska uu Alaha u Naxariiste Marxuumku ka Baxay, Waxan leenahay Ilaahay Simir iyo Iimaan ha Idinka Siiyo, Isagana Naxariistii Jano ha ka Waraabiyo. 
Aaamiin.
1. Khadra Muxumad Barkhadle
2. Cali Warsame iyo Khadra Xasan
3. Maxamed Cabdilaahi (Shiine)
4. Cabdisamad Aw Cali Caateeye
5. Khaliif Sh. Faarax

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 02 October 2013 00:16
Wednesday, 02 July 2014 14:00
Wednesday, 03 September 2014 09:30
Tuesday, 29 October 2013 14:04
Thursday, 26 December 2013 02:17
Monday, 02 December 2013 17:58
Thursday, 20 February 2014 16:41
Wednesday, 27 November 2013 16:48
Friday, 06 September 2013 00:53
Sunday, 22 September 2013 04:42