BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

LONDON:Ryen Glenny Oo 23 Jir Ah Oo Dhakhaatiirtu U Sheegeen In Maalmo Yar Sii Noolaan Doono Iyo Saaxiibadii Oo Dhimasho Horteed Aroos Ku Qabatay Sariirta Cisbataalka (SAWIRO)

gift024-12-2013 (BNN) Wiilkani Ryan Glenny oo ah 23 jir ayaa horay u qorsheeyay in uu la guri galo saaxiibtiis Cola walter oo 22jir ah,balse xanuun kusoo booda ah ayaa maqluubka u rogay qorshihiisii nolosha,waxaana caloosha kaga dhacay Kansar,waxaana loo sameeyay qaliin kala duwan,balse waxaa ugu dambayntii dhakhaatiirtu u sheegeen in bilo yar uu sii noolaan doono,oo uu kasoo kabanaynin xanuunkani ku habsaday.Gabadha saaxiibadiia ee guurka ku heshiiyeen oo ilmo yarna u haysay ayaa go,aansatay in ay maalmaha uu sii noolyahay ay la wadaagto nolosha oo ay caroos ka abaabushay sariirta cisbataalka kaasi oo waalidka iyo asxaabtuba soo camireen.


Warbxinta carooskani markii warbaahintu daabacday ayaa dad caan ah oo ku nool dalka Ingiriiska oo ay ku jirto shirkada cocola ayaa dhaqaale ugu yaboohday halka kooxo kubada ahina ay dhaqaale u ururinayaan.
Carooskani ayaa ka dhacay midway Maritime Hosbital ee magaalada London ee dalka britain.

Cumar Dirie
London/Boramanews
Boramanews@gmail.com

gift0

 

gift3

gift1gift2gift3gift5

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 20 February 2014 13:12
Friday, 25 July 2014 03:42
Thursday, 19 June 2014 14:32
Saturday, 23 November 2013 11:31
Friday, 15 August 2014 18:37
Sunday, 29 December 2013 17:27
Tuesday, 22 October 2013 08:38
Wednesday, 26 February 2014 12:20
Monday, 20 October 2014 11:39
Friday, 29 August 2014 15:34