BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DHACDO YAAB BADAN:Gabadh Da,yar Oo Huruda Gurigeega Oo Gumuc Rasaas Ahi Wajiga Ka Qabsaday Iyo Muraayadeeda Indhaha Oo Badbaadisay DAAWO WAXA DHACAY

rasaasmurayad24-12-2013 (BNN) Alonzo Bryant oo ah gabadh 16jir ah oo iyadoo huruda gurigeega oo ku yaala Seattle dalka Maraykanka ayaa gumuc rasaasi wajiga ka qabsaday.Gabadhani ayaa markii ay huruday xidhnayd muraayada indhaha ama Okiyaale.Gabadhani ayaa ka warantay sida ay u nasiib badnayd,arintani ayaa soo jiidatay indhaha aduunka hoos ka daawo waxa dhacay.

 

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 11 July 2014 15:47
Tuesday, 31 December 2013 14:42
Monday, 06 October 2014 12:06
Saturday, 18 January 2014 16:50
Monday, 12 May 2014 16:42
Tuesday, 25 February 2014 09:42
Thursday, 22 May 2014 03:33
Tuesday, 25 February 2014 18:20
Saturday, 05 July 2014 12:19
Tuesday, 08 October 2013 17:07