BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

BAAQ TEERO SHIRKA BEELWEYNTA XEEB JIRE (HABAR CAFAAN) Cariga Ingiriiska

HAMBALYO_FARXADAnigoo ku hadlayaa magacaygayga  iyo ka beelwaynta xeebjire iyo magaca guud beelwaynta habarcafaan waxaan baaq taagero ah udirayaa shirka ay beeshu uyeelanayso 28 12 2013 cariga uk gaar ahaan magaalada london waxaan leenahay taagero maal iyo muruqba waan idinla agtaanahay waxaan idinku guubaabinaynaa in shirkaas si wanaagsan idiinku dhaco wax midho dhal ahina idiinka soo baxaan oo anfaca tol wayna guud iyo gaar ahaan beesha xeeb jire  waxaan idin leenahay ilaahay talada iyo tawqiifdaba had idin waafajiyo .
Aamin Aamin
DR ahmed cige rooble 
Degan Belgium 

Q2AAD
Anagoo ah dadka hoos ku qoran waxaan taageero iyo hiilba lagarabtaagan nahay shirwaynaha beesha xeebjire ee London waxaan ilaahay uga baryaynaa guul iyo horumar guud ahaan Habarcafaan gaar ahaana Xeebjire .
1.       Cumar Cismaan Dhegaweyne
2.       Elmi Cali Sheekeeye
3.       Xasan Ileeye
4.       Maxamed xasan warmahaye
5.       C/salaam Sh Muuse
6.       Mukhtaar C/laahi Caynaan
7.       Maxamed nuur waaberi
8.       Farrax ibraahim good
9.       Maxamed daahir boqore
10.   Xasan dhinbil gadiid
11.   Cumar cilmi caynaan
12.   Muuse cilmi caynaan
13.   Ibraahim jaamac kulmiye
14.   Cumar hidhka
15.   Maxamed cawaale good
16.   Cumar saalax yuusuf
17.   c/laahi salax yuusuf
18.    c/salan cartoon dubad
19.   C/laahi  ismaaciil yuusuf
20.   Maxamed cali sheekeeye
21.   Haaruun c/laahi caynaan
22.   Cabdi nuur bare
23.   Ilyaas cawaale good (rawax
24.   Maxamed xaaji muuse hufane
25.   Khaddar c/laahi good
26.   Ibraahin cawaale good
27.   c/laahi  xuseen suldaan
28.   cumar xuseen suldaan
29.   c/qaadir saalx yusuf
30. axmed saalax yusuf
31.   maxamed maxamuud diiriye
32.   bashhir cawaale good
33.   maxamed axmed cadaawe
34.   axmed muuse ca/laahi
35.   c/qaadir xaaji c/raxmaan cileeye
36.   c/laahi abaar good
37.   maxamed deeq sh muuse
38.   maxamed ibraahim salsal
 39. cumar cawaale good
40.cabdale suldan
41.cabdiraxmaan dubad

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN