BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

MASAR:Walxaha Qarxa Oo Lala Beegsaday Saldhiga Booliiska Mansoura Ee Dalka Masar Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ku Eedeeyay Akhwaan Muslimiinta DAAWO WAXA DHACAY

egyptybomb24.12.2013 (BNN) Ugu yaraan 13 booliis ah ayaa ku dhimatay 134kale ayaa ku dhaawacantay kadib markii bambo lagu weeraray taliska booliiska ee Mansoura,Isla markiiba wasiirka arimaha gudaha ayaa ku eedeeyay akhwaan muslimiinta oo uu sheegay in ay kaga aargoosanayeen dhacdadii raabaca ee lagu laayay akhwaanka.Akhwaanka ayaa iska fogeeyay qaraxani sheegayna in uu yahay shirqool loosoo maleegay Masar oo idil.

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 03 February 2014 20:54
Monday, 19 May 2014 03:51
Sunday, 29 June 2014 02:36
Tuesday, 11 February 2014 23:26
Tuesday, 08 July 2014 09:05
Friday, 31 January 2014 17:00
Friday, 23 May 2014 10:02
Tuesday, 15 July 2014 02:07
Saturday, 02 August 2014 11:29
Sunday, 22 September 2013 01:32