BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Dawlado Carab Ah Oo Israel Ka Codsaday Ruqsad Ay Ku Galaan Dalkaasi Xiliga Ciida Diinta Masiixiga Iyo Israel Oo Qaarna Ogolaatay Qaarna U Diiday Visaha Dal Ku Galka

isrealdiplmtc25-12-2013 (BNN) Dawlada Dalka Israel ayaa shaacisay in ay Visaha dalka kugalka ee dalkaasi soo dalbadeen 4wasiir oo ka tirsan dawladaha Carabta.
Wasiirada ayaa ay sheegtay in ay yihiin wasiirada dalxiiska ee dalalka Bahrain,Masar.Qadar Iyo Tunisia.
Dawlada Israel ayaa sheegtay in ay wasiiradani dalxiis ahaan ku imanayeen dalkeega iyagoo xiliyada ciida gaalada booqasho ku tagayay Magaalada Bethlahem ee Nabi Ciise ku dhashay.
Wasiiradani Carabta ayaa Israel sheegtay in ay siisay labo labo kalena ay diiday in ay soo galaan dalkeega.Wadamada Bahrain Iyo Masar ayaa loo ogolaaday in ay soo galaan.halka Tunisiya iyo Qadar loo diiday sobobo lagu macneeyay madax adayga iyo cambaaraynta ay ujeediyaan Isreal marka ay timaado arinta Falastiin
Cabdiraxman.X.Xasan
Xafiiska Wararka Boramanews

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Friday, 10 January 2014 00:21
Thursday, 17 July 2014 21:53
Friday, 23 May 2014 04:28
Tuesday, 04 February 2014 21:33
Wednesday, 06 November 2013 16:54
Saturday, 12 April 2014 06:01
Sunday, 13 April 2014 03:47
Saturday, 16 August 2014 16:19
Wednesday, 11 June 2014 06:39
Sunday, 13 October 2013 21:14