BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

Tacsi ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii (Marxuun Abdirahman Warfaa ) oo Jarmalka Ku Geeriyooday

tacsi(INAALILAAHU WA INAA ILAAHAY RAAJICUUN)
Tacsi ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii (Marxuun Abdirahman Warfaa ) oo Jarmalka Ku Geeriyooday
Anigoo ku hadlaya Magaca Dhamaan Qoyska (Reer Hassan Mataan)
Meel kasta oo ay joogaan  Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U diraynaa Dhamaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Asaxaabtii Reer Abdirahmaan Hadi Warfaa in uu Ilaahay Samir iyo Iimaan ka Siiyo Geerida Naxdinta Leh eek u timiday  (Marxuun Abdirahman Hadi Warfaa ) oo shalay ku geeriyooday Dalka Jarmalka Waxaan Marxuunka Ilaahay Uga Beryeynaa in uu Naxariistii Jano ka Waraabiyo, Dhamaanteena uu Samir iyo Iimaan Inaga Siiyo
 
            Abdirashiid Hassan Mataan
Q-2AAD

Musharaxa Madaxweyne Xigeenka Xisbiga UCID
INALILAH WA INA ILLAHI RAAJUCUUN MARXUUN ABDIRAXMAN WARFAA OO MAANTA KU GEERIYOODAY DALKA JARMALKA. ILAHAY WAXAAN UGA 
BARYEYNA JANAATAL FARDOWSA, SAMIR IYO AMEEN ALLA HA INAGA SIYO DHAMANTEEN,  QOYSKII IYO QARABADII UU KA BAXAYNA SAMIIR IYO IMAAN ALLA HA KA SIYO. 
DHAMAAN DADKA HOOS KU GOORAN WAHAY KA TACSIYADAYNAYAN FOWZI ABDIRAXMAN WARFA GEERIDA ABIHI KU TIMID.
IFRAH CABAS
ROQAYA CABAS
HASSAN OBSIYE
SABAH ABDI
KHADRA ABDI
KADRA MUXUMED
AMINA WAIS
SAADA MOHAMED
ABIB MUSE
CISMAN DUXEYE
ABDIWAHAB KAHIN
AISHA ABDALLA
IYO DHAMAN JAALHIYADA REER AWDALSTATE EE KU NOOL NORTH AMERICA

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Monday, 03 March 2014 12:37
Sunday, 08 June 2014 07:16
Friday, 15 August 2014 10:12
Friday, 16 August 2013 17:04
Tuesday, 02 September 2014 18:59
Wednesday, 26 February 2014 08:06
Sunday, 23 February 2014 02:17
Sunday, 04 August 2013 12:38
Monday, 12 May 2014 16:08
Wednesday, 25 September 2013 17:17