BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA: Koobka Jaamacada Camuud Fasal ka Socday Freshta E Oo Ku Durdurisay Fasal ka Socday kuliyada Caafimaadka

jaamacada_ciyaar_smallBorama (Bnn) waxaa maanta galinkii dambe ciyaar aad iyo aad u xiisa badani ku dhx martay garoonka kubada cagta ee jaamacada Camuud,foodana isdaray kooxaha ukala ciyaarayey fasal Frash ah E iyo koox ka socatay kuliyada caafimaadka ciyaartana ayaa ahayd mid aad iyo aad u xiisabadan islamarkaana soo jiidatay daawadayaashii ku sugnaa garaoonka.

labadan kooxood ee maanta wada ciyaaray ayaa koox waliba waxaa ay dhinaceeda soo bandhgtay ciyaar wanaag waxaana wajigii hore ee ciyaarta goal si xarago leh looga soo shaqeeyey laga shanqadhiyey kooxda ku ciyaaraysay magaca fasal ka mid ah freshta E, waxaana ciyaarta wajii hore lagu kala nastay Caafimaadka 1-Fresh wajigii dambe waxaa ciyaarta wax weyn ka badalay kooxdii ku ciyaaaysay Freshta waxaana ay iska soo baday goalkii lagu lahaa waxaana ay ciyaartu ku dhamaatay bar baro.waxaana la isla gaadhay goalku laag ama balnti
waxaana ay guushu raacday kooxdii ku ciyaaraysay magaca frasht class E Fresh class E Vs Medical Class 3-1

ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1ciyaarta_jamacada1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 22 May 2014 03:33
Wednesday, 07 May 2014 15:00
Friday, 20 June 2014 15:05
Monday, 28 April 2014 07:32
Tuesday, 03 June 2014 16:09
Friday, 13 June 2014 04:04
Monday, 31 March 2014 19:40
Monday, 20 January 2014 21:53
Tuesday, 31 December 2013 14:53
Tuesday, 28 January 2014 17:10