BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA : GAROWE: Wariyaha Tv-ga Somsat Ee Garoowe Oo Maanta Qaar Ka Mida Ciidanka Booliska Puntland Ku Jidhdileen Goob Saxaafadu Joogto +SAWIRRO

wariye_garoowe_small

25-12-2013 Garoowe (Bnn) Mahad Cabdi Cali oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala Tv-ga Somsat ee xafiiska Garowe,ayaa maanta askar ka mid ah kuwo ilaaliya murashaxiinta jidhdil ugu geysteen gudaha aqalka Murashax Maxamed Cabdinuur oo ay ku kulan sanaayeen murashaxiinta oo dhan.

Ilaa iyo hadda sababta wariye Mahad loo dilay lama yaqaan,basle waxay arrintaani ka turjumaysaa hab dhaqanka murashaxiinta iyo sida aysan xushmad u siin saxaafadda.

Saxaafadda oo ka mid ah awooda afaraad ee wadan kasta ayaa waxaa looga baahnaa inay qadarin iyo xushmad gaar ah siiyaan murashaxiinta,hase ahaatee taasi maanta ma aysan dhicin oo waxaa si badheedh ah guriga Murashax Maxamed Cabdinuur loogu jidhdilay wariyahaasi.

Wali kama aysan hadlin murashaxiinta iyo laamaha ammaanka falka lagu dilay suxufigaasi,mana ahan markii ugu horaysay oo sidan oo kale dhibaato loo gaadhsiiyo suxufiyiinta
Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1Wariye_garowe_1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Thursday, 20 February 2014 10:00
Monday, 19 May 2014 22:32
Wednesday, 09 July 2014 11:41
Monday, 09 December 2013 02:07
Thursday, 17 April 2014 13:45
Wednesday, 22 January 2014 18:33
Sunday, 02 February 2014 18:22
Thursday, 26 September 2013 03:45
Monday, 24 March 2014 11:32
Saturday, 08 February 2014 11:12