BAADH WARKII KU DHAAFAY KU QOR

DAAWO SAWIRRADA: Kooxda ku Ciyaaraysay Magaca Xulka kuliyada Caafimaadka Oo Naflacaari Kaga Badisay Kooxda Ku Ciyaaraysay Magaca Freshta +SAIWRRO

25-12-2013 Borama (Bnn) iyadoo uu si habsami leh uu u socdo koobkii kubada cagta ee jaamacada Camuud ayaa waxaa maanta mar kale fooda is daray koox xul hayd oo ku ciyaaraysay magaca kuliyada caafimaadka ee jaamacada camuud iyo Fasal ka socday freshta oo ah sanadka koowaad ee jaamacada, ciyaartan maanta dhacday ayaa ahayd mid aad iyo aad uga duwanayd ciyaarihii horay uga dhici jiray garoonka kubada cagta ee jaamacada Camuud.

waxaana ay ahayd ciyaar aad iyo aad u xamaasad badan isla markaana ay garoonka soo buuxdhaafiyeen taageerayaal aad u tiro badan kuwaasi oo lakala safnaa labada kooxood ee maanta ciyaartu dhex martay waxaana wajihii hore ee ciyaartu ay ku kala nasteen
Kooxda Xulka Kuliyada Caafimaadka Vs Fasal ka socday Freshta 2:1

Waxaa cirka isku sii shareeray xamaasadii iyo xafiiltankii ka dhexeeyey kooxaha  maanta galinkii dambe wada ciyaaray waxaaana si adag loo garaacay kooxdii ku ciyaaraysay magaca xulka kuliyada caafimaadka.

dadaal iyo weeraro badan waxaana uu waqti u saamixin in ay goal kale oo labaad ay ka dhaliyaan kooxdii ku ciyaaraysay magaca Freshtu waxaana ay ciyaartu ku dhamaatay

Kooxda Xulka Kuliyada Caafimaadka Vs Fasal ka socday Freshta 2:1

DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1DSC05511_camuud1

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Saturday, 14 December 2013 18:48
Friday, 27 December 2013 09:54
Saturday, 21 June 2014 17:41
Wednesday, 08 January 2014 16:44
Friday, 20 December 2013 23:46
Sunday, 31 August 2014 09:56
Saturday, 23 August 2014 17:27
Thursday, 10 April 2014 04:30
Monday, 23 June 2014 00:31
Sunday, 24 August 2014 10:59