Qurba Joogta Beelaha Habar Cafaan Ee North America Oo Dhambaal Hambalyo Iyo Duco Ah U Diraya Suldaanka Cusub Ee Beelweynta Xeeb-jire Suldan Ismaaciil Suldaan Sh. Muuse Jamac Godaad

suldan_ismailQurbajoogta Beel Weynta Habar Cafaan Ee North America waxay halkan hambalyo iyo bogaadiin uga dirayaan soona dhaweeynayaan suldaanka cusub ee dhawaan lagu caleemo Saaray Magaalada London Ee Cariga Ingiriiska, Suldan Ismaaciil Suldaan Sheekh Muuse Jamac Goodaad waxaanan illahay uga baryaynaa inuu u fudeedeeyo howsha balaadhan ee loo igmaday iyadoo ay ahayd kaalin banaanayd oo muhiim ah uuna suldaanku yahay shaqsi aad ugu banaan jagada loo doortay waayo aragnimo badana u leh qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Waxaan kale oo dhamaan beel waynta ka codsanaynaa inay la shaqeeyaan Suldaanka cusub si ay hawlahiisu ugu fududaanan, waxaanan u mahadnaqaynaa Waxgaradka iyo odoyo dhaqmeedyada Beeshu sida hagar laaanta ah ee ay usoo dhaweeyeen suldaanka cusub iyo isku duubnida ay ku waajaheen caleemo saarka suldaanka cusub.

ALLAA MAHADLE

WA BILAAI TOWFIIQ

 

 

AKHRISO WARARKII KU DHAAFAY IYO WARARKA LA XIDHIIDHA WARKAN


Wednesday, 19 February 2014 14:09
Monday, 12 May 2014 11:04
Monday, 09 September 2013 21:28
Saturday, 24 August 2013 06:16
Sunday, 24 August 2014 11:57
Wednesday, 07 August 2013 03:11
Friday, 18 July 2014 20:01
Saturday, 12 July 2014 10:41
Saturday, 09 November 2013 06:45
Tuesday, 16 September 2014 12:28